Milatari maanta si xun ula dhaqmay Hooyo Fool aheyd !(Muqdisho ay ka dhacday)

Ciidamo katirsan milatariga Soomaaliya oo maanta xiray qaar kamid ah wadooyinka magaalada Muqdisho ayaa si fool xun ula dhaqmay hooyo Soomaaliyeed oo fool xanuun badan ay heesay. Sida aan Wararka ku helnay ciidamada milatariga ayaa u diiday in wadada uu maro gaari waday hooyo fool heysay, waxaana askarta la sheegay in ay diideen in gaari … Continue reading Milatari maanta si xun ula dhaqmay Hooyo Fool aheyd !(Muqdisho ay ka dhacday)